logo
 
DAD SHACAB AH OO KA SOOJEEDO DHULKA S/GALBEED EE LAGUMAYSTO OO LAGU XIDH XIDHAY M/ADHIS-ABABA
Wararka naga soo gaadhayo Magaalada Adis-ababa ee Xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa ku waramaya in Halkaasi lagu Xidh xidhay Dad badan oo shacab ah kuwaas oo gaadhayo ilaa 20 Qof, Dadkan Xabsiga ladhigay ayaa dhamaantoodba ka soojeedo Dhulka S/galbeed ee lagumaysto.

Dadkan sida Sharci darada ah lagu soo xidhxidhay ayaa laga soo Qab qabtay Gooba kala duwan iyaga oo isugu Jira Arday halkaasi wax kabaranaysay, Ganacsato iyo Dad Shacab ah oo halkaasi Daganaa, ilaa iyo hada Majirto Cid ka hadashay Sababaha dhabta ah ee Dadkan shacabka ah loo Bar tilmaameedsanayo.

Arintan ayaa saamayn ku yeelatay Dadka Shacabka ah ee kasoo Jeedo Dhulka S/galbeed ee lagumaysto kuwaas oo ku Dhaqan Magaalada Adis-ababa ee Xarunta Gumaysiga iyaga oo Walaac ka muujiyaya Tacdiyadan lagula kacayo,

ma,ahan Markii ugu horaysay oo Dad Shacab ah oo ka soo jeedo Dhulka S/galbeed ee Lagumaysto sidan oo kale Bartilmaameed looga Dhigto Todobaad un ka Hor ayay ahyad Markii Dad Shacab ah sidan oo kale Xabsiga ladhigay iyada oo ilaa iyo hada aan wax war ah lagahaynin halkii ay Dadkaasi ku Dambeeyen.

  
     
 WARAR KALE




















<< Older ( 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>