logo
 
MACALIN SCHOOL LAGU MAGACAABO MUXUMED SARUUR OO SHALAY LAGU DILAY MAGAALADDA GODEY.
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Godey ayaa waxay sheegayaan in Maalintii Shalay Magaaladda Godey lagu dilay Nin lagu Magacaabo Muxumed Saruur Digat oo Macalin School ah ninkan ayaa naloo sheegay inay dileen ilaaladda Gudoomiye ku sheega Dagmadda Dhanaan ee gobalka Godey.

Muxumed Saruur Ayaa la sheegayaa in kala dhex galay Dabqoodhiga waardiyaynayay Gudoomiye ku sheega Dagmada Dhanaan iyo Koox Qaadlayaal ah oo isku haystay lacago qaad oo horay kooxdan uga daysadeen Qaadlayaasha Muran kadib waxay qaar ka mid ah Dabaqoodhigu rideen Rasaas Taasoo Sababtay in Ninkaa Macalinka ihi halkaa ku Nafwaayo

Aaska Macalinka ayaa Shalay ka dhacay Tuuladda Baarbuug ee goblka Godey halkaas oo lagu aasay Mcalinka.

Wixii War ee kasoo kodha dib ayaan idinku soo gudbinaynaa

  
     
 WARAR KALE




















<< Older ( 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>