Wafdi balaadhan oo ah Ururka ONLF ayaa Xalay soo gaadhay Magaalada Jigjiga ee Magaala madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida waxayna Wafdigaasi ka koobnaayeen xubno kala duwan oo Ururkaa ka tirsan waxaaana ay maanta booqasho ku yimaadeen Xafiiska Ururka UWSLF ee Magaalada Jigjiga. [Sii akhri] |
------------------------------------------