logo
 
------------------------------------------
Roobab Mahiigaan ah ayaa ka da'aya Jigjiga ... 23 Jul 2010
Roob mahiigaan ah oon baryahan la arag dhibicda iyo karanta uu wato ayaa ka da’ay magaalada caasimadda deegaanka Soomaalida ee Jigjiga [Sii akhri]

------------------------------------------
Shil sababay dhimasho oo ka dhacay Jigjiga iyo Harar dhexdooda ... 23 Jul 2010
Laba gaari oo isku hardiyay inta u dhaxaysa Jigjiga iyo Harar ayaa sababay dhimashada 5 qof halka uu dhaawac soo gaadhay 11 qofood. [Sii akhri]

------------------------------------------
Wafdigii Aqoonyahanka Yurub oo maanta soo kormeeray Jigjiga ... 23 Jul 2010
Aqoonyahannadii kayimid qaaradda Yurub ayaa maanta kormeer guud ku sameeyay caasimadda Deegaanka Soomaalida ee Jigjiga [Sii akhri]

------------------------------------------
MADAX SAR SARE OO KATIRSAN URURKA ONLF OO LAGA SIIDAAYAY XABSIGA WAYN EE JIGJIGA. ... 20 Jul 2010
War deg deg ah oo goor dhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheega in madaxwerynaha deegaanka soomaalida Cabdi Maxamed Cumar uu manta cafis guud u fidiyey 4 maxbuus oo sedex kamid ah katirsanaayeen golaha dhexe ee Ururka ONLF oo ka mid yahay [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>