logo
 
------------------------------------------
EPRDF OO SHAN SANO OO KALE UDOORATAY ZINAWI INUU SII HOGAAMIYO XIZBIGAAS. ... 09 Sep 2009
Wararka aan ka helayno Magaaladda Adis-Ababa ayaa sheegaya in maalmahan uu Magaaladaas Shir uga socday Xizbi ku sheega Taladda Dalka Itoobiya haya EPRDF. [Sii akhri]

------------------------------------------
HAY,ADA OWDA OO XARUNTEDA MAGAALADDA JIGJIGA DADKA MASAAKIINTA AH AFUR UGU SAMAYNAYSA. ... 09 Sep 2009
Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Hay'adda OWDA ay Afur usamaysay dad Masaakiin iyo Dan-yar isugu jira, iyadoo Hay'addu ay Afurkaas ugu samaysay Xarunteeda Magaalada Jigjiga ay ku leedahay. [Sii akhri]

------------------------------------------
DAA,UUD AXMAAR OO SHEEGAY INAY SHARIIF THAABIT IYO NADIIR YIHIIN LABA TUUG OO CULIMO ISAGA DHIGAY DADKA. ... 08 Sep 2009
Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa ku waramaya in Magaaladaasi wali kasoconayo Shirkii loogu Magacdaray Qiimaynta Xafiisyada Maamul ku Sheegyada. [Sii akhri]

------------------------------------------
DADKA MAGAALADDA JIGJIGA OO LOO SHEEGAY LAGU SAMAYNAYO MAGAALADDA TIRA KOOB. ... 07 Sep 2009
Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Shacabka Magaalada lagu wargaliyay in la samaynayo Tirakoob Dadka ah. [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>