Waxaa maalmahan Magaalada Jigjiga ku soo badanayay shaqsiyaadka jawaasiista ah ee u adeegga Maamul ku sheegga Degaanka, kuwaasoo dhibaatooyin laxaad leh ku haya Shacabka Magaalada Jigjiga. [Sii akhri]
Wararka naga soo gaarayo Gobalo ka tirsan Dhulka Soomaali Galbeed ee Lagumaysto ayaa ku Waramaya in Halkaasi ka Da,een Roobab lagu diirsaday kuwaas oo Dadka Deegaanka aad ugu qaboobeen [Sii akhri]
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kala-Bayrka ee Duleedka Magaalada Balad-Wayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ku Waramaya in Halkaasi Ciidamdii Gumaysiga Itoobiya ee kusugnaa Abaabul Xoogan kawadan kadib markii Dhanka Galbeed ee Magaalada laga soo Saaray Ciidamdaii ay Taageeraysay [Sii akhri]