logo
 
------------------------------------------
INKABADAN 5 QOF OO KU GEERIYOOTAY SHIL GAARI OO KADHACAY DULEEDKA MAGAALADA GODEY ... 21 Oct 2009
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Godey ayaa sheegaya in meel u dhaw Magaalada Godey uu ku Gadoomay Baabuur weyn oo waday Dad Shacab ah, Baabuurkan ayaa sida wararku sheegayaan ku sii socday Magaalada Godey balse waxaa uu ku Gadoomay meel ilaa 50km ujirta Magaalada Godey [Sii akhri]

------------------------------------------
DHIBAATOOYIN KA TAAGAN XABSIGA WEYN EE MAGAALADA JIGJIGA. ... 20 Oct 2009
Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ee Xarunya Dhulka S/galbeed ee lagumaysto ayaa ku Waramaya in Xaalad Bini aadanimo tii ugu Xumayd halkaasi kataagan tahay kadib markii Ay ka Dilaaceen Cudurada Faafa kuwaas oo sababay in qaar Maxaabiistii kamid ah u Geeriyoodaan halka kuwa kalana Cuduradaa la Ildaranyihiin [Sii akhri]

------------------------------------------
CIIDAMADA GUMAYSISA ITOOBIYA OO FAARUJIYAY FARIISIMO AY KU LAHAAYEEN DULEEDKA M/BALAD-WAYNE ... 18 Oct 2009
wararka ka imaanaya Magaalada Balad-wayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ku waramaya in ay Ciidamadii Gumaysiga Itoobiya ee Fariisinka kulahaa Deegaanada Cabdalle-ganay iyo Koona-kuday oo illaa 45km dhanka Galbeed kaga beegam Magaalada Balad-wayne ay halkaa Faarujiyeen [Sii akhri]

------------------------------------------
CIIDAMADA GUMAYSIGA ITOOBIYA EE FARIISINKA KULEH KALA-BAYRKA OO BILAABAY IN AY DAD QAAR BAABUURTA KALA DAGAAN ... 17 Oct 2009
wararka ka imaanaya Deegaanka kala bayr-ka ee Duleedka Magaalada Balad-wayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaasi Cabsi Xoogan ka taagan tahay kadib markii Ciidamad Gumaysiga Itoobiya ee Halkaasi fariisinka kuleh ay bilaabeen in ay dadka Dhlalinyarada ah Baabuurta kala dagaan [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>