logo
 
------------------------------------------
GUDOOMIYE KU SHEEGII DAGMADA FEER-FEER OO XABSIGA LA DHIGAY ... 09 Nov 2009
waraka ka imaanaya Dagmada Feer-feer ee Gobalka Godey ayaa ku waramaya in xabsiga ladhigay Gudoomiye ku Sheegii Dagmadaasi iyada oo walabi loo sii gudbiyay Xabsiga wayn ee Magaalada Jigjiga [Sii akhri]

------------------------------------------
KULAN AY YEESHEEN ODAYAASHA IYO WAX GARADKA DAGMADA GODEY IYO DAA,UUD AXMAAR OO FASHIL KU DHAMAADAY ... 09 Nov 2009
Wararka ka imaanaya Magaalada Godey ee Gobalka Godey ayaa ku waramaya in fashil ku dhamaday Shir ay yeesheen Odayaasha Deegaankaasi iyo Daa,uud Axmaar kaas oo lagaga hadlayay in Deegaankaasi laga Qoro Ciidamo Daba-Qoodhi ah [Sii akhri]

------------------------------------------
NADIIR SAYID NUUR OO AHAA GUDOOMIYIHII HORE EE MAJLISU-ACLAA OO KU DAC DARAYSAN XABSI KU YAALA MAGAALADA JIGJIGA ... 08 Nov 2009
Sida aan wada ogsoonahay waxaa bilihii aan soo dhaafnay Xabsiga magaalada Jigjiga loo taxaabay Nadiir Sayid oo ka mid ahaa Golihii hore ee Arrimaha Islaamka Jigjiga ee laga xayuubiyay isla markaana mutaystay in Xabsi la dhigo [Sii akhri]

------------------------------------------
IMAAM YADII HORE EE MASAAJIDA JIGJIGA OO DIB LOO SOO CELIYAY ... 08 Nov 2009
Culimaa'udiinka Magaalada Jigjiga ayaa maalmahan waxay ku hawlanaayeen sidii is badal weyn loogu sameeyn lahaa dhammaan Masaajidda iyo Madaarista Diiniga ah ku taal Magaalada Jigjiga, iyadoo isku shaandhayn lagu samaynayo Imaamyada [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>