logo
 
------------------------------------------
LABA BEELOOD OO WALAALA AH OO DAGAAL KU DHEXMARAY DEEGAANKA GABBEL EE DULEEDKA M/GODEY ... 29 Nov 2009
Wararka naga soo gaadhayo Magaalada Godey ayaa ku waramaya in Xaalad Colaadeed ka taagantahay Tuulada Gabbel ee Duleedka Magaalada Godey halkaas oo Maalma un ka hor Dagaal ku Dhexmaray Laba Beel oo Walaala ah [Sii akhri]

------------------------------------------
ARDAY LOODIIDAY IN AY BUUXIYAAN FAYLKII IMTIXAANKA 10 AADKA LAGU GALAYAY IYADA OO BOOSAS KOODII DADKALE LAGA IIBSADAY ... 28 Nov 2009
Wararka naga soo gaadhayo Dhamaan Dagmooyinka iyo Gobalada uu ka koobanyahay Dhulka S/galbeed ee lagumaysto ayaa ku waramaya in ay soo gaadheen Faylalkii Imtixaanka 10 aadka lagu buuxinayay iyada oo Buuq iyo is qab qabsi badani ka dhashay [Sii akhri]

------------------------------------------
DHAMAAN GOBALADA IYO DAGMOOYINKA DHULKA S/GALBEED EE LAGUMAYSTO OO SI WADA JIR AH LOOGA CIIDAY ... 27 Nov 2009
Waxaa maanta si wada jir ah looga Ciiday Dhamaan Dagmooyinka iyo Gobalada uu ka koobanyahya Dhulka S/galbeed ee lagumaysto iyada oo Dadka Wajiyadooda laga Dareemayay Farxad [Sii akhri]

------------------------------------------
GUDOOMIYAHA MIDOWGA JABHADDA XORAYNTA S/GALBEED OO HAMBALYO UDIRAY SHACABKA S/GALBEED. ... 26 Nov 2009
Gudoomiyaha Midowga jabahadda Xoraynta S/galbeed Sheekh Ibraahim Sheekh Muxumed, Ayaa ugu Hambalyeeyay Guud ahaanba Sahacabka Muslimiinta iyo soomaalidda, gaar ahaana Shacabka S/galbeed,Qaybihiisa kala duwan Munaasabadda Ciida, Isagoo urajeeyay inay ku Ciidaan Farxad. [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>