logo
 
------------------------------------------
MAGAALOOYINKA JIGJIGA IYO DHAGAXBUUR OO LAGA HELAY MAYDAD DAD SHACABA OO LALAAYAY. ... 19 Dec 2009
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhagaxbuur ayaa sheegaya in Magaaladu bandaw ahayd Maanta ilaa Caawa kaddib markii Xaaladda Ammaan ee Magaaladu faraha ka baxay 24kii saac ee u dambeeyay. [Sii akhri]

------------------------------------------
CIIDAMADDA GUMAYSIGA ITOOBIYA OO DHAQDHAQAAQ CIIDAN KAWADA DEEGAANO KA TIRSAN GOBALKA HIIRAAN. ... 19 Dec 2009
Wararka ka imaanaya Magaalada Balad-wayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa ku waramaya in maanta barqanimadii qaar katirsan Ciidamad Guamysiga Itoobiya ay soogaadheen Deegaanka Jawiil. [Sii akhri]

------------------------------------------
CIIDAMADA GUMAYSIGA ITOOBIYA OO GUDAHA USOO GALAY DEMADA BALAN-BAL EE G/GAL-GADUUD ... 19 Dec 2009
Wararka naga soo gaadhayo Degmada Balan-bal ee Gobalka Gal-gaduud ayaa ku waramaya in ay halkaas Soogaadheen Qaar katirsan Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo wata Baabuurta Dagaalka kuwaas oo gaadhaya ilaa 10 Baabuur [Sii akhri]

------------------------------------------
DHIIGYACAB ZANAWI OO MUDAHRAADKII SHALAY LA AR GAGAXSAN IYO KU KII HORE KA BALAADHAN OO MAANTA LAGU QAADAYO ... 19 Dec 2009
Waxaa Maalinimadii Shalay Mudaharaad lasoo Agaasimay aadna u Waynaa oo looga soo horjeedo kaligii Taliye Zanawi uu ka dhacay Magada Copenhagen ee dalka Denmark Halkaas oo Shirka Looga hadlayo Cimilada Aduunka uu Zanawi kaga Qayb galayo [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>