Wararka ka imaanaya Degmada Mustaxiil ee Gobalka Godey ayaa ku waramaya in ay halkaasi soo gaadheen Gudoomiye ku sheega Gobalka Godey iyo Korfaa Gaarane oo isna Sheegta in uu yahay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka [Sii akhri]
Wararka ka imaanaya Magaalada Qabridahare ayaa sheegaya in guud ahaan magaaladaasi ay ku jirto Tacsi loo qabanayo Wiilashii habeen hore lagu dilay Maraykanka kuwaas oo u dhashay Degaanka siiba Magaalada Qabridahare [Sii akhri]
Wararka naga soo gaadhayo Magaalada Adhis-ababa ee Xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa ku Waramaya in Tiro Dad ah la xir xiray kadib Markii lagu eedeyay in ay Qorshaynayeen Waxa ay ugu yeeren Falal Argagixiso oo lagu wax yeelaynayay Madax Sar Sare oo Gumaysiga Itoobiya ka tirsan [Sii akhri]