Waxaa si wayn oga Faa,iidaysatay Shirkii Maal mahan ka socday Magaalada Adhis-ababa ee Xarunta Gumaysiga Itoobiya Malas Zanawi oo Wadankiisa lagu Qabanayay, isaga oo Fursad u helay Madax waynaha Liibiya Mucamar Qadaafi oo Siyaasad ahaan uu uga soo Horjeeday kadib Markii uu ka soo Horjeedsaday in Cuna Qabatayn lasaaro Wadanka Eretareya oo loolan Xoogani kala dhexeeyo Itoobiya. [Sii akhri] |
------------------------------------------