|
Safiirka Dalka Sudan u fadhiya Dalka Itoobiya Maxamed Yuusuf Xasan oo waraysi siiyay Shabakadda Somalimirror ayaa sheegay 9n ay Dowladiisu taageersan tahay Heshiiskii ay shalay Hotelka Ghion ee Magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdeen Jabhadda Midowga Xoreynta Somaligalbeed iyo Dowladda Itoobiya [Sii akhri] |
------------------------------------------