Maamul kusheega Cadowga u adeega ee Fadhigiisu yahay Magaalada Jigjiga ayaa Maal Mahan Waday Hawlo Borabagaanda ah, kuwaas oo Kadhan ah Dadka Qurba Joogta ah ee ka soojeeeda Dhulka S/galbeed ee lagumaysto, iyaga oo Sheegayay in ay Magaalada Jigjiga Soo gaadheen Dad kamid ah Qurbajoogta Reer Soomaali Galbeed ee halkaasi ku dhaqan ayna soo Dhaweeyeen. [Sii akhri] |
------------------------------------------