Wararka ka imaanayo Tuulada Gudhis ee Duleedka Degmada Iimey Bari ayaa ku waramaya in halkaasi Dadkii Shacabka ahaa ee Deganaa ay Ciidamad Gumaysiga ku amreen in ay isaga Guuraan [Sii akhri]
Wararka naga soo gaadhaya Magaalaga Dhagax-buur ayaa sheegaya in uu halkaa ka bilowday dhismaha wadada laamida ah ee dhex marta magaalada dhagax-buur [Sii akhri]