logo
 
------------------------------------------
JAALIYADDA IYO ARDAYDA S/GALBEED EE KUNOOL WADANKA SUUDAANOO TAAGEERAY HESHIISKA XABADJOOJINTA EE DHEXMARAY UWSLF IYO DWOLADDA ETHIOPIA. ... 15 Apr 2010
jaaliyada iyo ardayda somaligalbeed ee wadan ka sudan ayaa soo dhawayay heshiiska xabad joojineed ee dhex maray jabhada ( uwslf) iyo doowlada (ethiopia) taas oo gogol xaadh u aha wadahadalo nabaddeed oo dhex mara labada dhinac, kaas oo looga goleeyahay in wax loogabadalo dhibaatooyinka kajira wadan ka. [Sii akhri]

------------------------------------------
MADAXDA UGU SARAYSA URURKA UWSLF OO BOOQDAY XABSIGA WEYN EE MAGAALADA JIGJIGA. ... 13 Apr 2010
Gudoomiyaha gudiga wadaxaajoodka ahna gudoomiyaha golaha shuurada Sh. Axmed Nashaad iyo Gudoomiye kuxigeenka ururka Midowga jabhada xoraynta s/galbeed Sh. C/kariim ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada jigjiga ee caasimada wadanka s/galbeed. [Sii akhri]

------------------------------------------
BAYAAN TAAGEERO AH OO KA SOO BAXAY JAALIYADDA S/GALBEED EE DALKA QATAR ... 13 Apr 2010
Jaaliyada Soomaaligalbeed ee dalka Qatar ayaa bayaan ay soo saartay ku bogaadisay ,soo dhawaysay, taageertayna heshiishka xabad joojinta ah ee dhaxmaray midowga jabhada xoreynta soomaali galbeed iyo dawlada dhexe ee Ethiopia ...... [Sii akhri]

------------------------------------------
OGAYSIIN IYO WARGALIN ... 12 Apr 2010

Ururka Midowga Jabhada Xoraynta S/Galbeed Waxuu Wargalinayaa Dhammaan Xubnaha Shuurada Iyo Kuwa Fulinta Ee Ururka In Ay Soo Galaan Gudaha Wadanka S/Galbeed Si Ay Uga Qayb Galaan Shirweynaha Ururka Ee Kadhici Doona Gudaha Wadanka.
[Sii akhri]

     
 WARAR KALE






OGAYSIIN IYO WARGALIN..12 Apr 2010














<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>