logo
 
------------------------------------------
WAFDIGII URURKA UWSLF EE KUSUGNAA DHAGAX-BUUR OO SHACABKA MEEL FAGAARA AH KALA HADLAY. ... 17 May 2010
Waxaa Maanta Shacabka Magaalada Dhagax-buur meel Fagaara ah kala hadlay Qaar kamid ah Wafdigii Balaadhnaa ee katirsanaa Ururka UWSLF ee Maal mihii lasoo dhaafayba halkaasi kusugnaa iyada oo ay isugu soo baxeen Kumanaan Qof oo ku Farxsanaa imaatinka Wafdigani ay Imaadeen Magaalada Dhagax-buur [Sii akhri]

------------------------------------------
QAAR KAMID AH MAGACYADA DADKII LASIIDAAYEY EE KA TIRSANAA URURKA ONLF. ... 16 May 2010
wadahadalkii hordhaca ahaa ee dhexmaray ururka UWSLF iyo dowlada Ethiopia ee lagu saxiixay xabadjoojinta ayaa waxaa ka dhashay in ay dowlada Ethiopia ooda ka qaadaan maxaabiis badan oo u xidhnaa ururada uwslf ,onlf iyo dadkale oo xabsiyada ku jirey.
waxaan hadaba si gaar ah idiinku soo gudbinaynaa halkan magacyada qaybo kamid ah maxaabiistii ururka Onlf ee la siidaayay,
[Sii akhri]

------------------------------------------
DHAGAX-BUUR OO KAMID NOQOTAY MAGAALOOYINKA SIDA AADKA AH LOOGU SOO DHAWEEYAY URURKA UWSLF ... 16 May 2010
Wafdigii UWSLF ee Socdaalka ku Marayay Gobolka S/galbeed ayaa Shalay Duhurnimadii Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur oo Si Wayn loogu Soo Dhaweeyay.

Waxaana lagu Sheegay in Soo Dhawayntaa ay ahayd middii ugu waynayd intii Magaalooyin la soo Maray.
[Sii akhri]

------------------------------------------
QAAR KAMID AH SAWIRADII MAXAABIISTII SHALAY LASIIDAAYAY. ... 15 May 2010
Waxaa maalinimadii Shalay xabsiga wayn ee magaalada Jigjiga Laga siidaayay ilaa 650 Qof taas oo ay Sabab u ahayd Heshiiska hordhaca ah ee Dhexmaray Ururka UWSLF iyo dowlada dhexe ee Itoobiya. [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>