logo
 
------------------------------------------
Wafti Culamudiin ah oo ka yimid Wadanka Qatar oo uu hogaaminayo SH. Maxamad Askar oo gaaray magaalada Jigjiga(SAWIRO) ... 09 Jun 2010
Waxaa Maalintii shalay abaare 1:00pm taariikhduna ahayd 08/06/2010 soo gaadhay Magaalada Jigjiga Wafdi Culamaaudiin ah oo uu hogaaminayo Sh. Maxamed Askar khaliif oo Imam ka ah wadanka Qatar mudo dheer, Wafdigan oo matalaya Jaaliyada S/Galbeed ee wadanka Qatar ayaa wuxuu u yimid inuu taageero Heshiiska Nabada ee dhaxmaray UWSLF & Ethiopia. [Sii akhri]

------------------------------------------
WADA XAAJOODKII UWSLF & DOWLADA ETHIOPIA EE KASOCDAY JABUUTI OO SOODHAMAADAY & WAR MURTIYEED LAGA SOOSAARAY. ... 07 Jun 2010

Wareegii 4 aad ee Wadahadalka ee kafurmay Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti 5/06/2010 ayaa soo Dhamaaday 07/06/2010, Wadaxaajoodkan ayay Labada Dhinac isla Sheegeen in heshiiska Jabuuti ee hore ugu heshiiyeen ay kasoo baxeen Medho fiican oo ay kamid yihiin.
[Sii akhri]

------------------------------------------
Ergooyinkii Wadahadalka Nabada Ee UWSLF & Ethiopia wareegii Afraad oo Djabuuti gaadhey(Daawo Sawiro). ... 05 Jun 2010
waxaa Magaalada Djabuuti kusii qulqulaya wufuudii labada dhinac ee UWSLF & Dawlada Federalka Itoobiya, Waxaana 5/06/2010 kadagey garoonka caalamiga ah ee Magaalada Djabuuti wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Axmed sh C/naasir Madaxa Golaha shuurada UWSLF ahna Madaxa wada xaajoodka UWSLF waxaana kamid ahaa wafdigii lasocdey :-
C/raxaan C/hi Yuusuf (Cabdiyare) G/kuxigeenka labaad ee UWSLF.
[Sii akhri]

------------------------------------------
ILAA 40 MAXBUUS OO LAGASIIDAAYAY XABSIGA MAGAALADA DHAGAX-BUUR. ... 04 Jun 2010
Waxaa Saaka Baare 9:45 Daqiiqo Xabsiga wayn ee Magaalada Dhagax-buur laga siidaayay ilaa 40 Maxbuus, Siidaynta Maxaaabiistan Maanta lasiidaayay ayaa qayb ka ah Dadaalada ay Wadaan Ururka UWSLF ee Maxaabiista lagusiidaynayo [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>