logo
 
------------------------------------------
WAFDI KA TIRSAN URURKA UWSLF OO SAFAR KORMEER AH KU TAGAY MAGAALADA DHAGAX-BUUR ... 26 Jun 2010
Wafdi ka tirsan Ururka UWSLF oo ka kooban 6 xubnood ayaa saaka u amba baxay magaalada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolkaa, waxayna xubnaha Wafdigaasi halkaas ku sugnaan doonaan ilaa 2 maalmood. [Sii akhri]

------------------------------------------
XAFLADII SAXIIXA HESHIISKII UWSLF IYO DOWLADDA ITOOBIYA OO DIB LOO DHIGAY ... 26 Jun 2010
Waxaa dib loo dhigay Heshiiskii ay Magaalada Addis Ababa ku kala saxiixan lahaayeen Dowladada Itoobiya iyo Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaaligalbeed ee UWSLF waxaana saxiixa heshiiskaa la qorsheeyay in uu dhici doono 21 Bisha soo socota ee July.
[Sii akhri]

------------------------------------------
WAFTIGII URURKA UWSLF EE KUSUGNAA PUNTLAND OO MAANTA MAGAALADA JIGJIGA DIB UGU SOO LAABTAY ... 24 Jun 2010
Waxaa maanta magaalada jig jiga dib uugu soo laabtay wafdigii uwslf ee mudadanba ku sugnaa gobolada punt land ayagoo ay wehlinayeen dad udhashay gobalka oo isugu jira culumaa udiin iyo ganacsato [Sii akhri]

------------------------------------------
DUQA MAGAALADA DIRIDHABA OO WAFDI UWSLF AH KUSOO DHAWEEYAY DIRIDHABA ... 24 Jun 2010
Duqa magaalada Diridhabe Aadan Faarax Ibrahim ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay magaalada Diridhabe Gudoomiyaha ururka UWSLF Sh. Ibrahim Sh. Muxumed iyo Axmed Cabdi Aadan xilli ay booqasho ku marayeeen magaalada Diridhabe [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>