|
Wafdi ka socda jaaliyada UWSLF ee Puntland oo ku soo jeeda Jijiga ... 01 Sep 2010 |
Waxaa la filayaa in maalinimada Khamiista ah ee fooda inagu soo haysa Taariikhduna tahay 02/09/2010, uu wafdi ballaadhan oo ka socda jaaliyada UWSLF ee Puntland, u ambabaxo magaalada Jigjiga. Wafdigan oo ka kooban sagaal xubnood oo uu horkacayo C/Rizaq Cali Aadan ayaa lafilayaa in ay inta ay ku sugayihiin Magaalo madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida ay la kulmaan madaxda uruka UWSLF ee ku sugan magaaladaas.
[Sii akhri] |
------------------------------------------
|
Dhul la rabo in laga dhiso Masaajid iyo Dugsiyo oo maanta loogu deeqay UWSLF ... 01 Sep 2010 |
|
Waxaa maanta magaalada Jijiga ka dhacay Kheyr aad u badan oo kusoo aadey bishan Barakeysan ee Ramadaan kadib markii qoys kamid ah qoysaska ree Jijiga ay go aansadeen iney dar illaahay u bixiyaan dhul ay lahaayeen oo qiimo ahaan aad u qaali ah kuna sadeqeystaan ururka UWSLF iyagoo ugu tala galay in dhulkan dar illaahay loogu adeego loona isticmaalo masjid iyo Madrasad diinta eebbe lagu barto [Sii akhri] |
------------------------------------------
|
|