logo
 
------------------------------------------
Waftigii UWSLF ee kormeerka ku marayay tuulooyin oo ku soo laabtay Wardheer(Warbixin) ... 01 Sep 2010
Waftigii ururka UWSLF ee baryahanba kormeerka ku marayay gobolka wardheer iyo degmooyinkiisa ayaa kusoo laabtay shalay magaalada wardheer iyagoo kasoo laabtay dhanka Tuulooyinka Garloogubay, Waafdhuug, Yucub iyo lahelow.
[Sii akhri]

------------------------------------------
Warsaxaafadeed: Qurba Joogga Gobolka Dhagaxbuur ee Waqooyiga Amerika oo ka hadley Shirkii Faafan ... 01 Sep 2010
Waxaanu la soconay Shirka Nabadoonimada ee ay hormoodka ka ahaayeen Cuqaasha iyo wax-garadka bulshada ku dhaqan G/Dhagaxbuur oo galabta lagu soo gabo-gabeeyey Xarunta Cilmi-baadhista ee dooxada Faafaneed, Dhagaxlle, Jigjiga, DDS Ethiopia. [Sii akhri]

------------------------------------------
Wafdi ka socda jaaliyada UWSLF ee Puntland oo ku soo jeeda Jijiga ... 01 Sep 2010
Waxaa la filayaa in maalinimada Khamiista ah ee fooda inagu soo haysa Taariikhduna tahay 02/09/2010, uu wafdi ballaadhan oo ka socda jaaliyada UWSLF ee Puntland, u ambabaxo magaalada Jigjiga. Wafdigan oo ka kooban sagaal xubnood oo uu horkacayo C/Rizaq Cali Aadan ayaa lafilayaa in ay inta ay ku sugayihiin Magaalo madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida ay la kulmaan madaxda uruka UWSLF ee ku sugan magaaladaas.

[Sii akhri]

------------------------------------------
Dhul la rabo in laga dhiso Masaajid iyo Dugsiyo oo maanta loogu deeqay UWSLF ... 01 Sep 2010
Waxaa maanta magaalada Jijiga ka dhacay Kheyr aad u badan oo kusoo aadey bishan Barakeysan ee Ramadaan kadib markii qoys kamid ah qoysaska ree Jijiga ay go aansadeen iney dar illaahay u bixiyaan dhul ay lahaayeen oo qiimo ahaan aad u qaali ah kuna sadeqeystaan ururka UWSLF iyagoo ugu tala galay in dhulkan dar illaahay loogu adeego loona isticmaalo masjid iyo Madrasad diinta eebbe lagu barto [Sii akhri]

     
 WARAR KALE




















<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 ) Newest >>