logo

------------------------------------------
Waftigii UWSLF ee kormeerka ku marayay tuulooyin oo ku soo laabtay Wardheer(Warbixin) ... 01 Sep 2010
Waftigii ururka UWSLF ee baryahanba kormeerka ku marayay gobolka wardheer iyo degmooyinkiisa ayaa kusoo laabtay shalay magaalada wardheer iyagoo kasoo laabtay dhanka Tuulooyinka Garloogubay, Waafdhuug, Yucub iyo lahelow.
[Sii akhri]

------------------------------------------
Warsaxaafadeed: Qurba Joogga Gobolka Dhagaxbuur ee Waqooyiga Amerika oo ka hadley Shirkii Faafan ... 01 Sep 2010
Waxaanu la soconay Shirka Nabadoonimada ee ay hormoodka ka ahaayeen Cuqaasha iyo wax-garadka bulshada ku dhaqan G/Dhagaxbuur oo galabta lagu soo gabo-gabeeyey Xarunta Cilmi-baadhista ee dooxada Faafaneed, Dhagaxlle, Jigjiga, DDS Ethiopia. [Sii akhri]

------------------------------------------
Wafdi ka socda jaaliyada UWSLF ee Puntland oo ku soo jeeda Jijiga ... 01 Sep 2010
Waxaa la filayaa in maalinimada Khamiista ah ee fooda inagu soo haysa Taariikhduna tahay 02/09/2010, uu wafdi ballaadhan oo ka socda jaaliyada UWSLF ee Puntland, u ambabaxo magaalada Jigjiga. Wafdigan oo ka kooban sagaal xubnood oo uu horkacayo C/Rizaq Cali Aadan ayaa lafilayaa in ay inta ay ku sugayihiin Magaalo madaxda Dowlad Deegaanka Soomaalida ay la kulmaan madaxda uruka UWSLF ee ku sugan magaaladaas.

[Sii akhri]

------------------------------------------
Dhul la rabo in laga dhiso Masaajid iyo Dugsiyo oo maanta loogu deeqay UWSLF ... 01 Sep 2010
Waxaa maanta magaalada Jijiga ka dhacay Kheyr aad u badan oo kusoo aadey bishan Barakeysan ee Ramadaan kadib markii qoys kamid ah qoysaska ree Jijiga ay go aansadeen iney dar illaahay u bixiyaan dhul ay lahaayeen oo qiimo ahaan aad u qaali ah kuna sadeqeystaan ururka UWSLF iyagoo ugu tala galay in dhulkan dar illaahay loogu adeego loona isticmaalo masjid iyo Madrasad diinta eebbe lagu barto [Sii akhri]

------------------------------------------
Wafdigii UWSLF ee booqashada ku joogay Wardheer oo tuulooyinka u dhaadhacay ... 01 Sep 2010
Wafti ballaadhan oo ay ka mid ahaayeen Madax sare oo UWSLF ah oo ay wehliyaan Maamulka iyo waxgaradka Gobolka Wardheer ayaa saaka u ambabaxay dhanka tuulooyinka hoos yimaada oo ay ka mid ahaayeen tuulooyinkaas ,waafdhuug,yuusuf iyo lahelow.

[Sii akhri]

------------------------------------------
Wafdigii Ururka UWSLF oo Saaxafada maanta Shir Jaraa,id ugu Qabtay Diri-dhaba & Afur Galabta halkaa loogu Sameeyay. ... 24 Aug 2010
Sheekha Maxamed Dubad Xirsi oo Horakacayay Wafdigii Ururka UWSLF ee Booqanayay Gabalka Shiniile & Magaalada Diri-dhaba ayaa Maanta Saxaafada Shir Jaraa,id ugu Qabtay Badhtamaha Magaalada Diri-dhaba, Sheekha ayaa ka warbixiyay Xaalada Wafdigan iyo Sababaha ay Gobaladani usoo Booqdeen [Sii akhri]

------------------------------------------
Warbixin Buuxda oo kusaabsan socdaalkii Culimada iyo Qurba Joogta ee Gobolka Godey iyo Afdheer ... 23 Aug 2010
Bilowgii socdaalkii dacwadeed ee ay culimadu ku tageen gobolka Godey waxa uu bilowday Axad 7-8-2010 oo ku beegneyd (28-08-1431) waxayna Culimadu xiligaa ka soo socdaaleen magaalada Jigjiga ee Caasimadda dhulka Somaligalbeed, wafdigaa Culimada ahi waxa uu ka koobnaa Culimo, Egnineero, Qurbo joog iyo Wariyayaal.
Daawo Sawiro Xiise leh
[Sii akhri]

------------------------------------------
Wafdigii Ururka UWSLF oo Shacabka M/Shiniile Meel Fagaara ah kala hadlay. ... 22 Aug 2010
Waxaa Saaka Shacabka Magaalada Shiniile ee Xarunta Gobalka Shiniile Meel Fagaara ah kala Hadlay Wafdigii Ururka UWSLF ee halkaasi booqanayay, Wafdigani ayaa saaka markale ka Anbabaxay Magaalada Dir-dhaba oo Magaalada Shiniile u jirta un 10 Km [Sii akhri]

------------------------------------------
Wafdigii Ururka UWSLF ee Booqanayay shiniile oo Diri-dhaba dib ugu soolaabtay & Afur Caawa halkaasi loogu sameeyay, ... 22 Aug 2010
Waxaa caawa magaalada diri-dhaba dib ugu soolaabtay Wafdigii Ururka UWSLF ee Booqday Gobalka Shiniile Wafdigan ayaa saaka halkaasi gaadhay waxaana halkaasi si diiran ugu soodhaweeyay Guud ahaan Shacanka Reer Shiniile oo ay hor kacayaan Maamulka halkaasi ka arimiya [Sii akhri]




       WARAR KALE / HORE 




































<< Older (1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 ) Newest >>


 

  warar MAQAALLO

 

 FAALLO & FAAQIDAAD
arrowimge RUMAYSO WAA RUNE !! Maxmuud Xirsi Duulane

arrowimge RUMAYSO WAA RUNE !!! Daahir Macalin Caraale

arrowimge RUMAYSO WAA RUNE!!!.DAYIB HEEBAAN

arrowimge RUMAYSO WAA RUNE!!! C/RISAAQ YUUSUF DIIRIYE

arrowimge RUMAYSO WAA RUNE!! C/KARIIM FAARAX SIRAAD SUGULLE

arrowimge MAXAA LOO DILAY? YAASE KA DAMQANAYA?!!!C/SATAAR CISMAAN IYO AXMED CALI MUUSE

arrowimge MAXAA LOO DILAY?YAASE KA DAMQANAYA?!!XAAJI MAXAMED CALI AW SAAHID

arrowimge MAXAA LOO DILAY? YAASE KA DAMQANAYA?!!! SAALAX KUNIN CILMI

 

WARAYSIYO


>> MAQAL IYO MUUQAAL (VIDEO)  
 

>> BARAAMIJ KHAAS AH
arrowimge WARSAXAAFADEED KASOOBAXAY URURKA MJXSG OO LAGU CADAYNAYO WADAHADALKA U DHAXEEYA URURKA IYO DAWLADDA ITOOBIYA.

arrowimge Jaaliyadda Soomaaligalbeed ee Minnesota oo soo dhaweysay heshiiska dhexmaray Ethiopia iyo Jabhada UWSLF

arrowimge Baaq kasoo baxay Jaaliyada S/Galbeed ee Dalka Kenya oo lagu taageerayo heshiiska xabad joojinta

arrowimge Jaaliyadda South Afrika ee Soomaaligalbeed oo soo dhaweysey heshiiska dhexmaray Ethiopia iyo MJXSG

arrowimge Gudoomiyaha Jabhada UWSLF Sheekh Ibraahim oo ka warbixiyey xabad joojinta ay la galeen Ethiopia