|
FAALLO & FAAQIDAAD |
|
|
Ururka Middowga jabhada Xoraynta S/galbeed UWSLF waxay tacsi tiiraany |
|
Ururka Middowga jabhada Xoraynta S/galbeed UWSLF waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhammaanba shacabka s/galbeed meelkasta oo ay ku sugan yihiin gaar ahaan ehelkii , caruurtii iyo xaaskii uu katagay halyaygii qaaliga ahaa, gudoomiyihii golaha Sare ee ONLF Shihiid Dr. Max'ed Siraad Doolaal, oo geeri tii ugu sharafta badnayd shahaadadeedii ku qaatay gudaha wadankiisii hooyo |
|
|
|