|
Wararka
maanta
|
||
|
ISKUULKA
OOGU CAANSAN GOBOLKA WAQOOYI BARI EE KENYA OO LA ISKU HAYSTO LAHAANSHIHIISA Magaalada Gaarisa oo aha caasimada gobalka waqooyi bari ayaa waxaa dhawaanahanba kataagnaa isqabqabsi dhanka dhulka aha iyada ooy taas jirto ayaa waxaa hada soo ifbaxday in iskuulka oogu caansan uguna da,da wayn gobalka waqoyibari in ay sheegteen ganacasto rer gaarisa ah lahaanshihiisa. Iskuulkan oo lagumagacaaba ISKUULKA DHEXE EE GARISA ayaa lasheegay in uu jiro 64 sano. ganacsatadan ayaa dhankooda kudoodaya in ay leeyihiin lahaanshaha dhulka uu kufadhiyo dayrka ama gidaarka iskuulka. Hase yeeshee
dad badan oo isugu jira waayeel iyo waxgarad iyo waliba ardaydii waxkadhiganaysay
iskuulka ayaa is hortaagay arin taas oo sababtay in loo gudbiyo maxkamada
sare ee gobalka waqooyi bari dacwada iskuulka. Dhacdadan ayii kugeeriyooday mid kamid ah ardayda, kadib markii ay ciidanka booliska oo kala eryaya dadkii wax kadhicihayay iskuulka ay rasas kufureen shacabkii taas oo sababtay dhimashada 1 araday. Maantana
ardayda wax kabarata iskuulka gaarisa primary ayaa wacd kumaray in ay
difaacayaan dhulka iskuulkooda.
|
||
| Home // Warar hore // Taariikh // Faallo // Maqaallo // Agoonta S/galbeed // Xidhiidhka | ||
| Copy right © Soomaligalbeed 2006 |
Email:Webmastar@soomaaligalbeed.com |
Website: http://www. soomaaligalbeed.com |