|
Wararka
maanta
|
||
|
Ganacsatada Magaalada Jigjiga oo lakala Dooransiiyay ama Xabsi ama Shirka oo ay Udareeraan iyagoo Albaabada ulaabay Ganacsigooda. Maamulka
Lugbuur ayaa Shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga amar ku bixiyay inay
ka soo qayb galaan Shirarka ka kala socda dhammaan Xaafadaha magaalada
Jigjiga, Shirarkan oo Xaafad walba goonideed loogu qabanayo ayaa waxaa
qasab lagaga dhigay Shacabka inay ka soo qayb galaan isla markaana Albaabada
u xidhaan meheradahooda. Magaaladda Fiiq oo ay kataagan tahay Caryaa hadla oon laxidhin!!. Wararka
aanu ka helayno magaalada Fiiq ayaa sheegaya in Shirkii dhawaan Maamulka
Lugbuur u qabtay Shaqaalaha Degmadaas uu wali socdo iyadoo intii uu shirkaasi
socdayna dad badan xabsiga loo taxaabay kuwaas oo Maamulka Lugbuur ku
eedeeyay inay Xidhiidh la leeyihiin Jabhadaha Degaanka ka dagaalama. |
||
| Home // Warar hore // Taariikh // Faallo // Maqaallo // Agoonta S/galbeed // Xidhiidhka | ||
| Copy right © Soomaligalbeed 2006 |
Email:Webmastar@soomaaligalbeed.com |
Website: http://www. soomaaligalbeed.com |