|
Wararka
maanta
|
||
|
CIIDAMADA MUJAAHIDIINTA MJXSG OO WEERAR KU QAADAY SALDHIG AY CIIDAMADA GUMAYSIGA ITOOBIYA KU LAHAAYEEN CUNADHEERE. Mujaahidiinta
Midowga Jabhadda Xorayna Somaaligalbeed UWSLF iyo ciidmadda Gumaysiga
Itoobiya ayuu dagaal Culusi ku dhexmaray Deegaanka lagu magacaabo Cuna
dheere oo u dhow ceelka Carmaale oo ka tirsan gobalka Godey ee dhulka
S/galbeed ee lagumaysto. Todobaadkan waa dagaalkii labad ee ay mujaahidiintu lagalaan ciidamada gumatsiga itoobiya iyadoo kan kii ka horeeyay uu ahaa midkii ay afar maalmood kahor ay kugaleen dagaal isku dhac ah oo ay lagaleen ciidamada gumaysiga Itoobiya oo wata baabuur kolonyo ah oo u socday dhanka Boodhlay iyagoo ka baxay dhanka magaalada shaygoosh, oo dagaalkaas ciidamada cadawga looga dilay 10 askari. |
||
| Home // Warar hore // Taariikh // Faallo // Maqaallo // Agoonta S/galbeed // Xidhiidhka | ||
| Copy right © Soomaligalbeed 2006 |
Email:Webmastar@soomaaligalbeed.com |
Website: http://www. soomaaligalbeed.com |