|
Wararka
maanta
|
||
|
Ardayda Dhigata Iskuulada Dugsiga Sare ee Wadanka Kenya oo Rabshado Sameeyay. Inkabada
217 oo kamid aha iskuulada sare ee wadanaka kenya ayaa albaabada loolaabay
kadib markii ay arday gadoodsan kasameeyeen mudaaharaadyo iyo rabshado
isku xig xigay oo ay kukaceen aradayda wax kabarata tugsiyadaas. Wwaxaa sidoo
kalena laga mamnuucay ardayda in ay isticmaalaan taleefanada gacanta lagu
qaato ee looyaqaano mobile-ka iyo talafeeshinada ama tv kuwaas oo looga
dhigay sabab in ay ardaydu kuhasaawan xiliyadii ay wax baran lahaayeen. Waxaa sidoo
kale maantana albaabada loo xidhay iskuulo kale kuwaas oo kacabsi qaba
in ay kukacaan ardaydoodu mudaharado, arintan ayaa kadhalatay kadib markii
aysoo shaacbaxday warar sheegaya in ay imtixaanaad lasamaynjiray markii
uu soo dhawyahay imtixaanka guud oo u ahaa imtixaanka wayn oo gogaldhig
ama hordhac in looxisaabi doono natiijada caamka ahaee buundadooda. |
||
| Home // Warar hore // Taariikh // Faallo // Maqaallo // Agoonta S/galbeed // Xidhiidhka | ||
| Copy right © Soomaligalbeed 2006 |
Email:Webmastar@soomaaligalbeed.com |
Website: http://www. soomaaligalbeed.com |