|
Wararka
maanta
|
||
|
WASIIR
KUXIGEENKA MAALIYADA KENYA UHURU ODINGA OO KABADBADAY DIL? Dablay aanan lagaranaynin ayaa rasaas ooda kagaqaaday waziir kuxigeenka maliyada ninka lagumagacaabo UHURU ODINGA xili uu kusiijeeday gurigiisa oo kuyaala magalada kisumu. Uhuru ayaa sheegay in uunan wax dhaawac aha soogaadhin lakiin uu dhaawac fudud soogadhay niinkii Darawalka u ahaa mar uu waraysi siiyay saxaafada isagoo sheegay in uu kula kulmaybudhcadda alabaabka gurigiisaiyagoo kuhubaysan bastoolado kadibna ay huwiyeen rasas. wasiirka
ayaa sidoo kale sheegay in ay budhcadu ka qaadatay lacag dhan 1000,000
shilling oo kenya aha asaga oo booliska kacodsaday in budhcadaas lasooqab
qbto. Ciidamada
Gumaysiga itoobiya oo barakicin ku haya shacabka s/galbeed. 11/7/08
Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa dhulka miyiga ah ee katirsan magaalada
Dhagaxmadaw ee gobolka Dhagaxbuur kazoo aruuriyay dad kor udhaafaya 50
qof kuna xidhay magaaladaas iyagoo aad loo jidh dilay dadkaas oon magacyadooda
ka xusi karno 11/7/08
Tuulada Bugdhabo Waxaa iyadana lagu xidhxidhay dad kabadan 13 qof oo ay
noo suuro gashay in aan magacyadooda helno;- 11/7/08
Dhanka Magaalada Gunagado waxaa xabsiga Degmadaas lagu ciqaabay, si xunna
loogu jidh dilay dadkan hoos ku qoran:- 12/7/08
Bodhlay oo katirsan degmada sagag ee gobolka nogbeed ayay ciidamada gumaysiga
Itoobiya ay ku boobeen hanti isugu jirta mood iyo noolba, kuwaas oo laga
kala qaatay:- 12/7/08
waxay Ciidamada Gumaysigu Tuulada yaxoob, ku jidh dileen ,hanti diisiina
laga xoog looga qaatay;- 12/7/08
Tuulada Yaxoob waxay ciidamada gumaysiga Itoobiya sixun oo axmaqnima ah
ugu jidhdileen Maxed Macalin 15/7/08
Magaalada Garaslay waxay ciidamada gumaysigu ku xidheen ;-
|
||
| Home // Warar hore // Taariikh // Faallo // Maqaallo // Agoonta S/galbeed // Xidhiidhka | ||
| Copy right © Soomaligalbeed 2006 |
Email:Webmastar@soomaaligalbeed.com |
Website: http://www. soomaaligalbeed.com |