|
DAD
KA SOO BARAKACAY S/GALBEED OO SOOGAADHAY XERYAHA QAXOOTIGA DADAB
EE
WADANKA KENYA .
Waxaa waayahanba
kusoo qulqulayay xeryaha qaxootiga ee ku yaala wadanka kenya dad kasoo
barakacay gabolada uu kakooban yahay wadanka s/galbeed.
Dadkan oo isgujira wayeel iyo caruur iyo waliba dhalin,yaro ayaa kasoo
baxsaday xasuuqa iyo cadaadin ay kula kacaan ciiidamada ka aradan xuquuqda
insaanka ee gumasiga ethopia, kuwaas oo ay caado unoqotay laynta dadka
aan waxba galabasaniin iyo waliba kuwa biri magaydada ah.
Dadka kudhaqan wadanka s/galbeed oo ah dad kutiirsan xoolahanool una badan
xoolo dhaqato iyo reer guuraa, kuwaas oo had iyo jeeraale ukaynaana meeshi
ay daruur kada,do ayaa waxaa hada lasoogud boonaatay xalado adag ama qalafsan
kadib markii ay leedeen xoolihii ay kutiirsnaayeen lanawayay roobabkii
kadi,ijiray wadankaas, cadwguna uu noqday waxa kaliya ee uu bartilmaameedsado
iyaga, ayay qaar kamid ah dadkaasi soo beegsadeen meel aamin ah oo ay
ka helayaan nabad galiyo iyo nolol.
Hadaba waxaa
soogaadhay xeryaha qaxootiga kenya dad iyagu kasoo qaxay ama kasoobarakacay
meelo kamid ah wadanka s/galbeed dad kaas oo uu qaar kamid ah waraysiyo
kaqaaday wariye kamid ah webka s/galbeed oo booqasho ku tagay xeryahaas.
wariyuhu
waxuu waraysigan oo cod ahaa kaqaaday mid kamid ah dadkaas, waxuuna waraysigii
ku billowday sidan:-
WARIYE:
Walaal A/c.
Dhibane: w/s.
WARIYE: walaal xageed kasoo qaxday?
DHIBBANE" walal waxaan kasoo barakacanya magalada dhanan ee gobalka
godey waxana naga soo gadhay dhibaatooyin aad uba,an oo isgujira baahi
iyo waliba jidhdil ay noogaysteen ciimada guumaysiga ethopia,
s/galbeed dhibbane sidaan wada ognahay magalada dhanan waxay ahayd magaalo
kufiican beeraha iyo waliba xoolaha nugaasha aha waxayna ahayd magalooyinka
ugu noolasha jaban maxaasabay in magalada dhanan kasoobarakacdaan?
DHIBBANE"walal waxii xoola haa faraha ayay kabaxeen oo wayleedeen
beerna habasheegin oo wax roob aha madi,in sidaas oowgeed waxaan nagu
qasabtay in aan kasoocararo xaladahaas qalafsan ee katagan gobalakaas
s/galbeed" dhibaatadu mawaxay ku egtahay dhanan oo kali aha mise
guud ahaan wadanka s/galbeed way wadahaysataa?
DHIBBANE"maya maya walal dhamaan wadanka wayhaysataa dhibaatadu waxaa
in taas udheer xasuuq aan kalla go,lahayn oo ay ugaystaan ciidamada xabashida
s/galbeed adiga wax dhib aha oon ka ahayn dhibaatada guud makusoogadhtay?
DHIBBANE" haa walal waxaan xabsiga NEED DIID kujirat 2bilood iyo
6 bari waxana lai cadaabahayay in kabadan 14 maalmood dhamaan jidhkayga
iyo jasadkaygana waxaa kuyaala smmadihii dhangada ama qoriga dabadiisa
oo laiiga dhigahayay ul taas ayaa hada ii gudaran
s/galbeed yaa kudilahayay ?maboolika maqaarsaarka misse milatariga ayaa
kugaraacahayay ?
DHIBBANE"kkkk walal wax layiraahdo maamul mabajiro waxa katalinhaya
waa askari iyo qori afkii waxaana tacadiyada iigaystay ciidanaka wayaanaha
aha aygaaana gacanta kuhaya maxkamad iyo maamulba dadkanu aad ayay uliiteen
oo habeen walba waa lacadaabahayay wax og iyo wax ummaqana malaha hadana
dadaka aankaga sootagay xabsiga wadnaha ayay farta kuhayaan oo waxay isleeyihiin
goormaa lai,dinlabixi oo ay idin layn wayanuhu.
cabdi rashiid abdullaahi ahmed
e_mail cabdidhanan@hotmail.com
|